2016 Views

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Shir Ka Furay M/Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Shir Ka Furay M/Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 27, 2018—Magaalada Muqdisho waxaa goordhow ka furmay shir looga hadlayo xagjirnimada,ka soo ay ka qeyb galayaan Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan dowladda Federalka Soomaaliya.

Shirka ayaa masuuliyiinta ka qeyb galeysa waxaa ka mid ah Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed guuled Khadar,Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Eng C/raxmaan Yariisow, xubno ka socda Ururada Bulshada rayidka ah iyo Culimada Soomaaliyeed.

Kulanka ayaa iinta uu socdo,waxaa khidbado ay uga hadlayaan arrimaha xagjirnimada waxa ay ka jeedin doonaan madasaha Shirka,iyada oo ay kulanka soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaalada Soomaaliya.

d d1 d2

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

 

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment