Dr. Cali Cusmaan: “Cabdi Bile halyey uu Qaranka Soomaaliyeed ku faano” Posted on May 8, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 08, 2018 | Dr. Cali Osman – Halyey Cabdi Bile Cabdi waa shaqsiga ummadda Soomaaliyeed martabad fiican ka joogo,waa…Read more »
Wasiirka amniga Soomaaliya Oo kulan La yeeshay Wasiirka arrimaha gudaha Finland Posted on May 8, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 08, 2018 – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu wehliyo Agaasimaha guud ee Hay’adda Socdaalka iyo…Read more »
Madaxweynaha Xaaf Oo Xariga jaray Mashaariic laga hirgaliyay Hobyo Posted on May 8, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 08, 2018 – Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xildhibaano ka socda labada…Read more »
R/W Khayre oo kulan la qaatay Madaxa Golloha Amaanka u qaabilsan Cuna-qabataynta Hubka Soomaaliya. Posted on May 8, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 09, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka…Read more »
Duqa Muqdisho oo Daah-furay mashruuca qiimeynta bulaacadaha Caasimadda Posted on May 8, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | 08 May 2018 – Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Benaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa maanta Daahfuray Mashruuc lagu…Read more »
Biyihii fatahaada Wabiga Shabeelle oo guray Xaafado ka mid ah Beledweyne Posted on May 8, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 08, 2018 – Isbedal ayaa laga dareemayaa Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo dhawaan inta badan ay ka…Read more »
Madaxweynaha Kenya oo si kulul uga hadlay Askartii looga laayay Dhoobley Posted on May 8, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 08, 2018 – Madaxweynaha Kenya ayaa sheegay in sagaal askari oo Kenyan ah loogu dilay Qarixii ka dhacay degmada…Read more »
AKHRISO: Guddoomiye Yariisow “Waa in qof walba amni ku helaa gurigiisa “ Posted on May 8, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 08, 2018 – Duqa Muqdisho, ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in maamulkiisu…Read more »