2316 Views

Muuse Biixi Oo Yiri “Anagu waan jecelnahay midnimada Soomaaliya laakin hal mid ayaa inooga xiran”

Muuse Biixi Oo Yiri “Anagu waan jecelnahay midnimada Soomaaliya laakin hal mid ayaa inooga xiran”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse biixi Cabdi oo Saxaafadda kula hadlayay Magalada Haargeysa ayaa ka hadlay xuska markii Maamulkaasi uu shaciyey in uu ka go’ay Soomaaliya inteeda kale iyo xaalada Siyaasadeed ee Soomaaliya.

Muuse Biixi Cabdi ayaa marka hore sheegay in 27 Sano uu oo maamulkaasi jiray in waxbadan ay u qabsoomeen horumarna ay gaareen,isaga oo baaq udiray Shacabka ku nool deegaannada Maamulkaas.

Dhinaca kale Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa soo hadal qaaday xaalada Siyaasadeed ee dalka ayaa sheegay in Midnimada Soomaaliya halkii laga bilaabay ay tahay Soomaaliland,waxa uuna sheegay in Soomaliya oo mid ah lagu heli karo.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment