Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay 1.5 Million oo dollar Posted on May 14, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa 1.5 Million oo Dollar kala wareegtay Safaaradda Shiinaha ee Muqdisho, Si…Read more »
Muuse Biixi Oo Yiri “Anagu waan jecelnahay midnimada Soomaaliya laakin hal mid ayaa inooga xiran” Posted on May 14, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Madaxweynaha maamulka Soomaaliland Muuse biixi Cabdi oo Saxaafadda kula hadlayay Magalada Haargeysa ayaa ka hadlay xuska…Read more »
Gudoomiye Yariisow & danjiraha Norwey oo xariga ka jaray qeyb lagu kordhiyey Isbitaalka Dayniile Posted on May 14, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 14, 2018 – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane C/raxmaan Cumar Cusmaan {Eng Yariisow} iyo Safiirka dowladda Norway…Read more »
Madaxweynahe Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka labada dal Posted on May 14, 2018 by Ali | 0 Comments Dooxa, 14ka May, 2018: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho rasmi ah ku jooga Dooxa ayaa maanta wada hadallo la…Read more »
HALGANKII XORNIMA DOONKA EE XISBIGII SYL OO 75 SANO JIRSADAY Posted on May 14, 2018 by Ali | 0 Comments Taarikhda 15/05/2018 Taariikh waay soo noq noqotaa si ay uga faa’iideystaan dhamaan dhallinyaradda soomaaliyeed oo ah jiilka maanta jira oo la filaayo in ay…Read more »
R/W Khayre oo kormeer ku tegay qaar kamid ah degmooyinka Gobalka Banaadir. Posted on May 14, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 14, 2018 — Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre oo ay wehliyeen Wasiirka amniga, Taliyaha Ciidanka…Read more »
Ra’iisul Wasaare Khayre oo Tacsi u Diray Ehelidii uu ka Geeryooday Amb. Cabdiraxiin Caabi Faarax Posted on May 14, 2018 by Ali | 0 Comments Muqdisho | QOL | May 14, 2018 — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Tacsi u diraya eheladii, qoysaskii iyo umadda Soomaaliyeed oo…Read more »