1875 Views

War-Murtiyeed ka soo baxay kulan aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirada Puntland

____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 19, 2018 – Shir deg deg ah oo Xarunta Madaxtooayda Puntland ee Magalada Garoowe ay ku yeesheen Xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaas ayaa waxa ay kasoo saareen Go’aano dhowr ah oo ku saasban xaalada Tukaraq.

Kulanka ayaa waxaa shir guddoominayey Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas,iyada oo ay goobjoog ka ahaayeen inta badan Xubnaha Golaha Wasiirada Puntland.

Kulanka ayaa waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed looga hadlay dagaalada kasoo cusboonaaday deegaanka Tukaraq ee u dhaxeeya Puntland iyo Soomaaliland.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment