2169 Views

Shiinaha oo ogolaaday in badeeco dherri ah ay ka iibsado Mareeykanka

Shiinaha oo ogolaaday in badeeco dherri ah ay ka iibsado Mareeykanka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 21, 2018 – Dowlada Shiinaya ayaa ogolaaday in uu Mareeykanka ka iibsado badeeco iyo adeeg dheeri ah, taasi oo ah tilaabo Washington ay ku dooneeyso in ay ku sareyso khasare sanandedka ah $335 bn ee ganacsiga kala dhexeeya Beijing.

Labada dhinac waxaa ay ku heshiiyeen in mareeykanku uu kordhiyo dhoofintiisa Tamarta iyo farsamadda beeraha.

Heshiiskoodu waxaa uu taageerayaa in ay korordhaan dhaqaalaha iyo fursadaha shaqo ee Mareeykanka.

Inkastoo uusan midkoodna sheegin, hadana waxa la filaaa in heshiishkaani uu yareeyo cabsida laga qabo in dagaal ganacsi uu labada dal dhex maro.

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment