1971 Views

Sawiro:-Diyaarad Siday 103 Qof Oo Burburtay

Sawiro:-Diyaarad Siday 103 Qof Oo Burburtay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  August 01- 2018 Diyaarad sidday rakaab ayaa ku burburtay caasimadda dalka Mexico Sidda ay xaqiijisay dowladda Mexico.

Diyaaraddaan ayaa burburtay Saacad ka dib Markii ay ka duushay garoonka weyn ee Caasimadda Mexico.

Dhammaan rakaabka oo gaarayay 103 qof ayaa ka badbaaday shilka balse 97 kamid ah rakaabka ayaa dhaawacyo soo gaaray.

Dad dhaawacmay labo ka mid ah ayaa ku jira Xaalad adag.

Gudoomiyaha gobolka uu shilka ka dhacay ayaa sheegay in diyaaradda ay ku dhufutay dabayl xooggan islamarkaasna ay baalasheeda dhulka dhigatay.

Rakaabka diyaaradda ayaa waxaa u suuragashay inay ka baxaan diyaaradda ka hor inta aanu dabka qabsanin.

5 6 8 9

 

 

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment