Madaxda Galmudug oo isku khilaafay xilka qaadista Guddoomiye degmo Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 1, 2018 – Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey) ayaa warqad ka soo baxday xafiiskiisa wuxuu xilka…Read more »
Talyaaniga oo dib u dhis ku samaynaya Maxkamadda Sare ee dalka Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 01- 2018 —Dawladda Talyaaniga ayaa ballan qaaday inay dib u dhis ku samaynayso xarunta Maxkamadda sare ee dalka, kadib…Read more »
Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Garowe kaga Qeyb Galay Xaflad Qalinjebin ah Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Garowe, August 1, 2018 – Ra’iisul Wasaaraha xukuummadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre oo magaalada Garowe uga qayb galay xaflad shahaadooyin lagu guddoonsiinayay…Read more »
Sawiro:-Diyaarad Siday 103 Qof Oo Burburtay Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 01- 2018 Diyaarad sidday rakaab ayaa ku burburtay caasimadda dalka Mexico Sidda ay xaqiijisay dowladda Mexico. Diyaaraddaan ayaa burburtay…Read more »
Dowladda Jabuuti ayaa beenisay in Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu booqan doono Magaalada Asmara Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 1, 2018 – Dowladda Jabuuti ayaa beenisay in Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uu booqan doono Magaalada Asmara ee…Read more »
Dawlada Denmark Oo Mamnuucday Indho shareerka Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 01- 2018 Warbaahinta dalka Denmark waxa ay maanta ku dhawaaqday in ay bilaabatay dhaqan galinta mamnuucitaan lagu soo rogay…Read more »
Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka degaanada Puntland oo eedeeyn u jeediyay RW Kheyre Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 01- 2018 —Qaar ka mid ah Siyaasiyiinta iyo Waxgaradka kasoo jeedda degaanada maamulka Puntland ayaa eedeyn u jeediyay Ra’iisul…Read more »
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaatay Xoghayaha Difaaca UK Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 01- 2018–Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federeaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Xoghayaha Difaaca dalka Ingiriiska ku soo dhaweeyay magaalada…Read more »
Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka digay in la carqaladeeyo Doorashada Baydhabo Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 01- 2018 Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa durba bilaabay ololaha uu ugu jiro ku…Read more »
Xujeydii ugu horeysay ee Soomaaliyeed oo gaaray dalka Sacuudiga Posted on August 1, 2018 by Bashiir Barre | 0 Comments Muqdisho | QOL | August 01- 2018–Xujeydii ugu horeysay oo ka dhooftay Garoonka Diyaradaha magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxa ay gaareen magaalada Maka…Read more »