2337 Views

Madaxweynihii hore ee DDSI iyo xubno kale oo maxkamad la soo taagay

Madaxweynihii hore ee DDSI iyo xubno kale oo maxkamad la soo taagay
____________________________________________________________________________

Muqdisho, Ogoosto 29, 2018 –Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis ababa ayaa sheegaya in maxkamada lasoo taagay madaxweynihii hore ee dowladd deegaanka Soomali galbeed Cabdi Maxamuud Cumar iyo xubno kale oo ka tirsanaa maamulkiisa.

Warbaahinta dowladda ee la yiraahdo FANA ayaa sheegtay in maxakamadeynta Cabdi Maxamuud cumar ay iminka socoto.

Warbaahinta dowladda ma sheegin qaabka maxkamadeentooda masuuliyiinta,waxaase ay sheegtay in maanta xubnaha hoos ku qoron go’aan laga soo saari doona.

Cabdi Jamaal wasiirkii caddaalada,Raxma Maxamed wasiirkii hore ee haweenka iyo carruurta,ibraahim Mahad wasiirkii waxbarashada,ibraahim Maxamed mubaarak guddomiyihii magaalada Jigjiga,Cumar cabdi madaxii siyaasada ee xisbiga dowladd deegaanka soomaali galbeed iyo xubno kale..

 

 

 

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

———————————————————————-

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment