4083 Views

AKHRISO: Hanti dhowrka Qaranka oo ka jawaabay eedeyn loo soo jeediyay

AKHRISO: Hanti dhowrka Qaranka oo ka jawaabay eedeyn loo soo jeediyay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | September 11, 2018 – Xilli maalmihii lasoo dhaafay Qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyadda ay eedeyn u jeediyeen Hay’addaha kala duwan ee dowladda Dhexe ee Soomaaliya ayaa arintaasi, waxaa ka hadlay Xafiiska Hanti dhowraha Qaranka.

Hanti dhowrka Qaranka ayaa sheegay in ay ka madaxbanaan yihiin Faragelin Siyaasadeed oo xaafiisyada kale kaga timaada.

hanti-dhorka-guud-1hanti-dhorka-guud-2

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment