2364 Views

Fannaanad ku geeriyootay Muqdisho

Fannaanad ku geeriyootay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 06, 2018 –Fannaanadda Shamsa Xuseen Shumey ayaa xalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah Fannaaniinta Hoboladda Waabari.

Shamso ayaa ka mid aheyd Fanniinta Hobolada Waabari, waxaana ay qaaday Hees Isugu jira Wadani iyo Jaceyl inta.

Qaar ka mid ah Fannaaniinta Hoboladda Waabari ayaa Qaranimo Online u sheegay in bilihii lasoo dhaafay ay heysatay Fannaanada Xaalad Caafimad daro oo ugu dambeyntii sababtay geerida. Maanta ayaa lagu waddaa in lagu Aaso Muqdisho Fannaanada.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment