2256 Views

Doorka Doorashada Musharx Farkeeti Waa Mid Ceenkee ah ??

Doorka Doorashada Musharx Farkeeti Waa Mid Ceenkee ah ??
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 08, 2018–17-Nove-Ee Dabayaaqada Sanadan Ayaa Lagudaa In Dooraso Ay Ka qabsooto Xarunta KMG ah Ee Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Doorashadan Ayaa Waxaa Kuloolami Doono Murshaxiin Aad U Farabadan Kuwaasi Oo Xilal Kaladuwan Ka Sooqabatay Dawaladihii Dalka Soomaray

Wasiirkii Horre Ee Wasarada Maaliyada Soomaaliya Mudane Maxamed Aden Farkeeti Ayaa Ah Musharx Kaliyah Ee Loosaadalinayo In Uu Ku Soobixidoono Doorashada Sida Ayqabaan Siyaasiinta Kafaaloodo Siyaasada Soomaaliya

Marka La-eego Qorshe Siyaasadeedka Musharax  Amin  Oo ah In Lagu Dadaalaa

  • Amniga
  • Cadaalada
  • Maamul Wanaaga
  • Horumarka

Oo ah Inta ay Tabayaan Shacabka Koonfur galbeed Waxaana La’aaminsanyahay Hadii Musharx Farkeeti Uu Ku Soobaxo Uu Intoodaba Wax Lamahadiyo Kaqabankaro

Dhanka Kale Musharax Mizaanka Muga Ween Ku Dhax Leh Markii Uu Kadagay Baydhabo Bishii Aynu Soodhaafanay Magalada Baydhabo Murashax Maxame Aaden Farkeeti Ayaa Waxaa Garoonka Diyaradaha Ee Shaati Gaduud Airpot Ku Soodhaweeyey Shacab U Hamuun Qabay Imaashihiisa  Iyaga Oo Watay Boorar ay Ku Soodhabeeynayaa Masuulka Ay Doonayaan Shacabaka Koonfur Galbeed

Sida Lawadarumaysanayahay  Wasiir Farkeeti ayaa Hawl Lataabankaro Kaqabatay Intii Uu Ahaa Wasiirkii Maaliyada Soomaaliya Isaga Oo Dib Usoocelin Kusameeyey  Dhismihii Wasarada Maaliyada Deen Kacafinta Soomaaliya Nidaaminta Bixinta Mushaaradka Shaqaalaha Rayidka Iyo U Adeegsita Shacabaka Soomaaliyeed

Maxamed Aaden Farkeeti Oo Doorshada Ku Wajahidoona Halku Dhiga ah Udaneeyah Shacabaka Ayaa Waxaa Si’aadah Waxaa Ula Dhacay Shacabaka Koonfur Galbeed Soomaaliya

Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Ah Maamul Ubaahan In Uu Hello Hogaan Wanaagsan Kaasi Oo Ku Haga Dhabah Toosan Ee ay Doonayaan Shacabaka Koonfur Galbeed

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment