1665 Views

Guddoonka Aqalka Sare oo la kulmay Wakiilka Cusub ee QM ee Soomaaliya

Guddoonka Aqalka Sare oo la kulmay Wakiilka Cusub ee QM ee Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 09, 2018–Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi Guddoomiyaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya  ayaa kulan la qaatay Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay ee Somaaliya Nicholas Haysom.

Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Aqalka Sare, waxaana looga hadlay sidii loo dardargelin Wada shaqeynta Aqalka Sare iyo Xafiiska Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.
Nicholas Haysom Wakiilka Cusub ee Qaramada Midoobay ee Somaaliya  ayaa dhawaan soo gaaray Magaalada Muqdisho,isagoona xilka la wareegay Wakiilkii hore ee Qaramada Midoobay ee Arrimaha  Soomaaliya Michael Keating.

 

12 13

10

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment