Guddiga Doorashada Koofur Galbeed oo maanta yeelanaya kulan gaar ah
Muqdisho, Nofeembar 12, 2018 —Guddiga doorashada Madaxtinimada dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta la filayaa in ay kulan ka yeeshaan doorashada madaxtinimada degaankaas.…