1887 Views

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Nofeembar 17, 2018 –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta warqadaha aqoonsiga ka guddoomay danjiraha cusub ee Dowladda Mareykanka ay usoo magacawday Soomaaliya Mudane Donald Yukio Yamamoto.

Safiirka ayaa waxaa uu fariisimo ku yeelan doonaa sida ay Mareykanku qorsheynayaan Xalane oo ay ku doorteyn in amaan ahaan aad loo ilaayo ayna ka maarmi doonaan in dalka Kenya ay fariistaan.

Hadii ay Mareykanku Soomaaliya Safaarad ku yeeshaan waxa ay sii xoojineysaa Xiriirka labada dal waa Mareykanka iyo Saoomaaliya.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment