Baaqa laga soo saaray Shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha ee Muqdisho ku soo xirmay
Muqdisho | QOL | November 27, 2018 – Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay shirka Dastuurka ee arrimaha Xuquuqda Aadanaha, Lataliyaha arrimaha Warfaafinta iyo…