1371 Views

Sawirro:-Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Lagu Wareejiyay Diiwaano Casri Ah

Sawirro:-Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Lagu Wareejiyay Diiwaano Casri Ah
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  January 1, 2019-Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa kuwareejiyay dhamaan Maxkamadaha Degmooyinka Gobolka Banaadir Diiwaano Casri ah oo ay kushaqeyn doonaan Sanadka Cusub ee 2019.

Xaflad kooban oo ka dhacday Xafiiska Guddoomiyaha oo uu goobjoog ka ahaa Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Banaadir Garyaqaan Muuse Macalim Maxamed ayaa Maxkamad kasta lagu wareejiyay ilaa iyo Sagaal Diiwaan.

Gudoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Garyaqaan Abshir Cumar Cabdullahi ayaa sheegay in uu doonaya in Qorsheyaal cusub ka hirgaliyo Dhamaan Maxkamadaha Gobolka Banaadir.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment