1395 Views

Sawirro:-Jabhadda ONLF Oo Hubka Dhigtay, Heshiisna La Saxiixsatay DDS

Sawirro:-Jabhadda ONLF Oo Hubka Dhigtay, Heshiisna La Saxiixsatay DDS
____________________________________________________________________________

Mogadishu | QOL | February 09, 2019 –Maamulka Soomaalida Itoobiya iyo Jabhadda ONLF waaxay shalay Heshiis ku kala saxiixdeen magaalladda Jigjiga oo caasimadda u ah Dowladda Soomaalida Itoobiya.

Ciiddankii Jabhadda ONLF iyo kuwa Maamulkaasi ayaa la sheegay in la isku dhafay, lana mideeyey, iyadoo Askarta ONLF qeyb ka noqon doonaan Ciiddanka Ammaanka iyo Adeegga Rayidka ee Dowladdasi

Jabhada ONLF oo la asaasay sannadkii 1984-kii waxay u dagalaami jirtey Xorriyadda Dhulka Somali Galbeed ayaa la sheegay inay wada-xaajood la galeen Ra’isul-wasaaraha Ethiopia, Aby Ahmed, taasi oo sababtay inay Madaxda iyo Ciiddanka Jabhaddaasi dib ugu soo laabtaan dalka Itoobiya.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment