1383 Views

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Safarkii Aan Ku Tegay Kismaayo Waxa Uu Ahaa Mid Mira Dhal Ah”

Ra’iisul Wasaare Kheyre “Safarkii Aan Ku Tegay Kismaayo Waxa Uu Ahaa Mid Mira Dhal Ah”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso 15, 2019 – Ra’isul wasaare Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabad lagu sagootinayay isaga iyo wefdigiisa oo ka dhacaday magaalada Kismaayo ayaa waxa uu si faah faahsan uga hadlay guulihii laga Gaaray wadahadalo ay yeesheen isaga iyo Madaxweynaha Maamulka Jubaland.

Ra’iisul-Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa shaaciyay wadahadal dheer in ay yeesheen loogana hadlay wada shaqeynta dowladda fedraalka iyo maamul Gobaleedyada,hase’ahaatee ay si gaar ah uga hadleen tabashooyinka Jubaland isaga oo sheegay in uu safarka Kismaayo uu ku tegay uu ahaa mid mira dhal ah.

Waxa dhinaca kale uu tilmaamay in Madaxweynaha Jubaland uu safar ku tegi doono magalada Muqdisho lana kulmi doono Madaxweynaha Somalia Maxamed C/llahi Farmaayo taas oo u muuqata in weli ay yihiin qodobada qaar.

 

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment