1170 Views

SAWIRO:- Wafdigii Eriteriya oo Hargeysa laga sagootiyey

SAWIRO:- Wafdigii Eriteriya oo Hargeysa laga sagootiyey
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso 20, 2019 –Wefdigii ka Socday dowladda  Eriteriya ee Maalmahan ku Sugnaa Magalada Hargeysa ee Somaliland ayaa Maanta laga sii sagootiyey Garoonka Diyaaradaha Cigaal ee Magaalada Hargeysa.

 

Wefdiga ayaa waxaa  Hoggaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Eriteriya, Mudane Cismaan Saalax Maxamed,waxaana sii sagootiyey Xubno Wasiiro ah oo uu hor ka cayay Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibadda Somaliland.

Labadii maalmood ee la soo dahafay oo ay ku sugnaayeen Hargeysa ayaa waxaa ay kulamo la qaateen Madaxweynaha Soomaaliland iyo kuxigeenkiisa,waxaana Madaxtooyada Soomaaliland ay shaacisay inay iksu-afgarteen in xiriir wanaagsan ay yeeshaan.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment