1395 Views

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda Oo Kormeeray Goobaha Lagu Diiwaangelinayo Ciidamada

Sawirro:-Wasiirka Maaliyadda Oo Kormeeray Goobaha Lagu Diiwaangelinayo Ciidamada
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | Maarso  29, 2019 –mas’uuliyiinta iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ayaa waxay ay sii wadeen diiwaangelinta xubno ka tirsan Ciidamada Booliska Soomaaliyeed magaalada Muqdisho. Dib-u-habeynta waaxda amniga ayaa ah muhiimadda ugu weyn ee lagu gaari karo hadafkeena Qaran iyo mustaqbalkeena si aan ugu adeegno dalkeenna.

 

Hannaanka diiwaangelinta ciidamada qalabka sida waa dadaal wadajir ah oo ay hogaaminayaan wasaarado kala duwan iyo xafiiska Ra’iisul Wasaarada. Si wadajir ah, waa innaa ugu adeegaanaa dadkeena.

Dowladda Somaliya ayaa horay u sheegtay in ay socoto diiwaangelinya ciidamada si askari kasta Mushaarkiisa ay ugu dhacdo loontadiisan,xili muddoooyinkii dambe ciidamadu ay ka cabanayeen mushaar la’aan dhowr bilood ah.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment