1338 Views

Madaxweynaha Jubbaland” jawhareerka ugu badan ee Soomaaliya waa Dastuurka”

Madaxweynaha Jubbaland” jawhareerka ugu badan ee Soomaaliya waa Dastuurka”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL April 07, 2019 –Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxame Islaam oo maanta daah furey Shirka wadatashiga hay’adaha dib u eegista dastuurka Heer faderalka iyo Heer Dowlad goboleed ee cutub yada 1-9 dastuurka KMG Dowlada faderalka Soomaaliya ayaa halkaa ka jeediyey khudbad uu kaga hadlayey Dastuurka qabyo qoraalka ahi.

Waxaa uu sheegay in dastuurka Soomaaliya uu noqday Mashruuc aan dhameyn,islamarkaana Hay’addo kala duwan ay ku qaataan lacago si aan si deg deg ah loogu dhameystirin.

Madaxweynaha ayaa yiri “Dastuur waa hishiis bulsho oo ay ku dhaqanto, maanta jawhareerka ugu badan ee Soomaaliya ka jirana waa Dastuurka ”

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment