1380 Views

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Afhayeenka Puntland

Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Afhayeenka Puntland
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 12, 2019 –Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 ku Magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada  Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland.  Markuu arkay: Dastuurka Dowladda PuntlandMarkuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa shaqo

Waxuu Xeeriyey:-

 

  1. Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani) loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland

 

  1. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment