1152 Views

Xildhibaan dhaashane “Puntland Hab Siyaasi ah & mid Ciidan waan ku difaaceynaa”

Xildhibaan dhaashane “Puntland Hab Siyaasi ah & mid Ciidan waan ku difaaceynaa”
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 07, 2019–-Xildhibaan Cabdi Qani Faarax Dhaashane oo kamid ah Baarlamaanka Puntland ayaa sheegay in Xildhibaannada ay diyaar u yihiin inay Puntland si walba ku difaacaan,kadib markii Maanta Xildhibaanada ay xilkii ka qaadeen Gudoomiyihii Baarlamaanka Maamulkaas.

 

Waxaa uu sheegay Xildhibaanada iany  ogyihiin waxa ka socda Dhuusamareeb ee dowladda ay ku heyso Ahlusunna Wal-Jamaaca iyo Maaluada kale,sidaasi daraadeedna ay diyaar u yihiin Puntland ay ku difaacaan hab siyaasi ah iyo hab ciidan intaba.

 

 

” Puntland Hab Siyaasi ah iyo mid Ciidanba waan ku difaacayna waxaan nahay xildhibaano dhiifoon oo u diyaar ah Shaqadooda,waxaana  la soconaa waxa laga soo abaabulayo Magaalada muqdisho ayuu yiri”Xildhibaan dhaashane.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment