1011 Views

Wasiirka Amniga oo looga yeeray Golaha Shacabka

Wasiirka Amniga oo looga yeeray Golaha Shacabka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 25, 2019 – Xildhibaannnada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka  ah ee Soomaaliya ayaa waxaa ay u yeereen in uu si deg deg ah ku hor yimaadaan Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow Ducaale iyo Hay’adaha kale ee Amniga ee hoostaga Wasaaradda.

Qoraal uu ku saxiixan yahay Xoghayaha Golaha Shacabka CabdiKariin Xaaji Cabdi (Buux) ayaa looga dalbaday wasiirka Amniga iyo Hay’adaha kale ee Amniga in Maalinta Talaadada ee Beri ah ay hortagaan Xarunta Golaha Shacabka.

.

.

.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment