1200 Views

Wasaaradda Caafimaadka Somalia oo soo saartey farriin ku socota dadka Safraya

Wasaaradda Caafimaadka Somalia oo soo saartey farriin ku socota dadka Safraya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL |  Arbaco    , March 25, 2020 —Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartey farriin iyo talooyin loo jeedinayo muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maraya safarada dhinaca dhulka ah si looga digtoonaado Cudurka Coronavirus.

 

Qraal kasoo baxey Wasaaradda Caafimaadka ayaa lagu shaaciyey 7 Qodob oo muhiim u ah dadka ku safraya dhulka & Badda intaba maadaama la hakiyey duulimaadyada Caalamiga ah,kuwaas oo looga baahan yahay inay qaataan.

 

 

 

Qodobada ugu muhiimsan ee ku jira farriinta Wasaaradda ayaa waxaa kamid ah in dadkua aysan u safrin wadamada laga helay Cudurka Coronavirus iyo inay dadku kala fogaadaan si aysan isku qaadsiin Cudurka.

 

Hoos Ka Akhriso Farriimaha iyo Talooyinka la siiyey Muwaadininta Soomaaliyeed.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

___________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment