960 Views

Shaqaalaha Soomaaliland oo la fasaxay & sababta oo la shaaciyay

Shaqaalaha Soomaaliland oo la fasaxay & sababta oo la shaaciyay
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | May 17 2020–Qoraal kasoo baxay Hay’adda Shaqaalaha Soomaaliland ayaa Maanta ku dhawaaqay in la fasaxay dhamaan Shaqaalaha Soomaaliland laga bilaabo Beri oo Taariikhdu tahay 18/5/2020 ilaa 19 Bishaan.

Qoraal kasoo baxay Hay’ada Shaqaalaha Soomalailand ayaa lagu sheegay in sababo la xiriira snad-guuradii 29aad oo ku beegan Maalintii Soomaaliland ay ku dhawaaqday inay ka Go’day Soomaliya inteeda kale ee 18 Bisha May.

Fasaxa la siiyay dhamaan Shaqaalaha soomaaliland ayaa waxaa qeyb ka ah Wasaaradaha yo hay’adaha kale ee Xukuumadda,iyada oo hambalyo loo diray dhamaan Shacbaka ku nool deegaannada Soomaaliland.

Sanadkan ayaa Soomaaliland waxaa ka jirin munaasabado loogu dabaal-degayo xuska markii Soomaaliland ay sheegtay inay gooni isku taagtay sababo la xiriira Cudurka COVID-19.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment