876 Views

Sudan iyo Masar oo heshiis saxiixday xilli ay is-hayaan Ethiopia

Sudan iyo Masar oo heshiis saxiixday xilli ay is-hayaan Ethiopia
____________________________________________________________________________


Isniin January 4, 2021

Dalalka Sudan iyo Masar ayaa ku heshiiyey xoojinta iskaashi dhex mara, islamarkaasina diiradda saara ka wada shaqeynta nabad galyada labada dal iyo gobolka guud ahaan.

Labada dal ayaa waxay xiisa kala dhaxeysa dalka Ethiopia, ayaga oo kasoo horjeeday biyo-xireeen ay ka sameysay webiga Nile, oo dalalkan ay u arkaan inuu yareynayo biyaha soo gaara.

Sidoo kale Ciidamada Dalka Sudan ayaa maalmihii la soo dhaafay waxay goobo horay looga qabsaday, uga qabsadeen shacabka Ethiopia.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post