1053 Views

Dhismaha Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo la bilaabay

Dhismaha Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo la bilaabay
____________________________________________________________________________

.

April 7-4-2021

Dhismaha Wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho oo ah halbowlaha isu socodka dadka iyo gaadiidka gobolada Koofureed iyo kuwa waqooyi barri soomaaliya ayaa bilowday.

Talaabada hirgelinta dhismaha wadadan ayaa ah mid la doonayo sidii meesha looga saari lahaa dhibaatada ay gaadiidleyda iyo shacabka ku qabeen isticmaalka wadadaasi oo aan in mudo ah tan iyo bur burkii dowladdii dhexe aan wax dayactir ah helin.

Isticmaalka wadada isku xirta Jowhar iyo Muqdisho ayaa dhibaato xoogan ka taagneed  taas oo ah bur burka so gaaray mudadii uu dalka dagaalada So keeye ka jiray.

.

Office Nairobi

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post