Roobii Guga oo xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho saamayna ku yeeshay Barakacayaasha iyo Wadooyinka Muqdisho.
. April 20-2021 Roobka Guga ayaa xalay ka da’ay Magaalada Muqdisho, iyadoona saameyn uu ku yeeshay dadka barakacayaasha iyo isku socodkii magaalada Barakacayaasha ayaa guryahoodii…