1761 Views

Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Dr. Mutlaq A oo gaaray magaalada Hargeysa

Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Dr. Mutlaq A oo   gaaray magaalada Hargeysa
____________________________________________________________________________

May-1-2021

Wararka ka imaanaya magaalada hargaysa ayaa sheegaya in Ergeyga gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar Dr. Mutlaq Al Qahtani uu  gaaray magaalada Hargeysa ee caasimadda Maamulka Somaliland.

Dr Mutlaq Al Qahtani ayaa waxaa ku soo dhoweeyay magaalada Hargeysa isla markaana qaabilay Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Somaliland Liibaan Yuusuf Cusmaan.

Sidoo kale Lama oga ujeedka booqashada uu ku tegey Al Qahtani magaalada Hargeysa hase yeeshee waxaa la filayaa in ergeygan uu u soo gudbo caasimada dalka Soomaaliya ee Muqdisho,

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post