924 Views

Madaxtooyada Puntland oo sheegtay in Madaxweynaha Puntland Siciid Deni uu gaaray Itobiya

Madaxtooyada Puntland  oo sheegtay in Madaxweynaha Puntland Siciid Deni uu gaaray Itobiya
____________________________________________________________________________

May 7, 2021

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo shalay gelinkii dambe ka dhoofay magaalada Garowe ayaa gaaray dalka Itoobiya.

Safarka madaxweyne Deni waxaa xaqiijisay madaxtooyada Puntand, inkastoo aysan faahfaahin ka bixin ujeedka safarkaas.

“Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa safar gaar ah ku aaday dalka Itoobiya” ayaa lagu yiri qoraal kooban oo ka soo baxay madaxtooyada Puntland.

https://9076c470b14b5d0f2214239545d5115f.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html Sidoo kale Itoobiya ayaa xuduud aad u dheer la wadaagta degaanada Puntland, waxaana labada dhinac ka dhexeeya xiriir ganacsi iyo iskaashiga dhinacyada amaanka iyo wax wada qabsiga.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post