1002 Views

Taliye Ku Xigeenkii Waliyow Cadde oo ka mid Nowqday saraakiishii ku Geeriyootay Qaraxii caawa.

Taliye Ku Xigeenkii Waliyow Cadde oo ka mid Nowqday saraakiishii ku Geeriyootay Qaraxii caawa.
____________________________________________________________________________

.

 May 9 2021

Waxaa soo kordhaya qasaaraha ka dhashay Qaraxii ka dhacay caawa Saldhiga booliska degmada waaberi oo ku yaala agagaarka Isgoyska Dabka ee wadada Maka al Mukarama

Wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah dad sugayay maxaabiista oo raashin u waday in ay meesha ku dhinteen. Iyo Maxaabiiska qaar ka mid ah.

Gaashaanle Cabdi Baasid Oo ahaa Taliye Ku Xigeenkii Waliyow Cadde oo ka mid Nowqday  dadkii halkaas ku dhintay waxaana jira saraakiil kale oo aan wali la shaacin oo meesha ku dhintay.

Sidoo kale Warar is qilaafsan ayaa ka soo baxaya qaraxa Walow warar ay sheegayaan in uu ahaa qof isku soo xiray jaakad, Halkas warar kalana ay sheegayaan in uu ahaa gari la dhigay Irida saldhiga Degmada waabari oo Taliyaha iyo saraakiisha uu Qaraxa dhacay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post