1041 Views

SAWIRO: Musharax Daahir Geelle oo ka qeyb galay xiritaanka shirka golaha wadatashiga qaranka

SAWIRO: Musharax Daahir Geelle oo ka qeyb galay xiritaanka shirka golaha wadatashiga qaranka
____________________________________________________________________________

Gudoomiyaha Xisbiga Dan Qaran musharrax madaxweyne danjire Dahir Mohamud Gelle ayaa maanta ka qayb galay xafladda xiritaanka shirka golaha wadatashiga qaranka ee doorashooyinka oo Muqdiaho lagu soo gaba gabeeyey.

Shirkaan ayaa dalka loogu jiheeyay doorasho, waxaana ka wada shaqeyay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Madaxda maamulada oo kaashanaya Midowga Musharaxiinta.

Muddo Lixdan maalmood gudahooda ah ayaa lagu qaban doona doorashada dalka.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post