1035 Views

Imtixaanaadka dugsiga sare oo ka bilowday Dalka Jabuuti.

Imtixaanaadka dugsiga sare oo ka bilowday Dalka  Jabuuti.
____________________________________________________________________________

June 6 2021

mtixaankii shahaadiga ee dugsiga sare ee sanadkan 2021, ayaa saaka ka bilaabmay magaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Sannadkan, in ka badan 11, 859 arday ayaa ka qeyb qaadanaya imtixaanka loogu gudbayo heerka jaamacadda.

Imtixaanka ayaa wuxuu socon doonaamuddo shan maalin ah.

Wasiirka waxbarashada dalka Jabuuti Mustafa Maxamed Maxamuud ayaa saaka kormeeray goobaha iyo iskuullada ay ardayda ku galayaan imtixaanka.

Iyada oo wali uu jiro cudurka Covid-19 ayaa ardayda waxaa wajib looga dhigay inay qaatan af-xirka si looga foojignaado faafitaanka cudurka.

Office  Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post