Sudan oo xirtay koox dadka Afrikaanka ka tahriibiya xuduuda ay wadaagan Sudan Iyo Ethiopia. Posted on June 11, 2021 by QOL Contributor | .June 11 2021 Ciidamada Booliska Sudan ayaa xiray laba koox oo iyagu dadka Afrikaanka ka tahriibiya Dalkaasi Sudan gaar ahaan xuduuda ay wadaagan Sudan…Read more »
Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in 24 saac dalka laga waayey hal kiis oo cudurka COVD19 ah Posted on June 11, 2021 by QOL Contributor | .June 11 2021 Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay sheegtay in 24 saac oo xiriir ah Magaalada Muqdisho iyo Gobolada dalka…Read more »
Cumar Filish oo kulan la qaatay Taliyeyaasha Saldhigyada Booliska Gobolka Banaadir Posted on June 11, 2021 by QOL Contributor | June 11 2021 Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish), Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye Gaas Cabdi Xasan…Read more »
Shirkii G7 oo saakay furmi doono Cornwall oo ku taala koofur galbeed England Posted on June 11, 2021 by QOL Contributor | June 11 2021 Shirka dalalka hodanka ah ee G7 ayaa jimcaha ka furmi doono Cornwall oo ku taala koofur galbeed England, waxaana diiradda la…Read more »
HirShabelle iyo Koonfur Galbeed oo si rasmi ah u shaaciyey xubnaha cusub ee Guddigii doorashada Posted on June 11, 2021 by QOL Contributor | June 11 2021 Madaxweynayaasha HirShabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyey xubnaha cusub ee ay ku badeleen kuwii hore loogu soo…Read more »
Ninka dharbaaxay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel macron oo la horgeeyay maxkamad Posted on June 11, 2021 by QOL Contributor | , June 11 2021 Ninka ku eedeysan in uu dharbaaxay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel macron, ayaa la horgeeyay maxkamad, shalay Ninkan oo 28 sano jir…Read more »