Magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh oo dadkii dagana uga baxsanayaan xayiraadda coronavirus Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Dad aad u badan ayaa buux dhaafiyay goobaha gawaarida laga raaco ee magaalada Dhaka ee dalka Bangladesh, si ay uga…Read more »
Qasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Wisil kor u dhaafay dhimashada 30 qof Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qasaaraha ka dhashay Weerar saakay aroor hore ka dhacay magaalada Wisil ee gobolka…Read more »
Laamaha ammaanka Kenya oo soo bandhigay laba ruux oo ay sheegeen in laga qabo tuhunka Afduubkii Nairobi Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Laamaha ammaanka ee dalka Kenya ayaa soo bandhigay sawirrada laba ruux oo ay sheegeen in laga qabo tuhunka ugu badan…Read more »
booliska Jarmalka oo shegay Soomaaligii Weerarka Fuliyay laga Helay Mobilkiisa Hadalo Nacayb ah Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Mas’uuliyiinta dalka Jarmalka ayaa weli baaraya sababta ku kaliftay nin Soomaali ah inuu fuliyo weerar mindi oo uu ku dilay…Read more »
Booliska Puntland oo gobolka saanaag ku burburiyey dhalooyin maandooriyaha Khamriga Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Ciidanka Booliska dowlad goboleedka Puntland ee magaalada badhan ee gobolka saanaag ayaa meel fagaare ah ku burburiyey dhalooyin badan oo …Read more »
Algeria oo xukuumad cusub looga dhawaaqo kadib Doorashadii ka dhacday dalkaas Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Madaxweynaha dalka Algeria Cabdimajiid Tabuun ayaa soo gabagabeyay latashiyo uu lasameeyay axsaabta siyaada dalkaasi gaar ahaan kuwa ugu badan ee…Read more »
Wasiirka caafimaadka UK oo is casilay kadib markii uu dhunkaday haweeney Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Matt Hancock ayaa iska casilay xilka wasiirka caafimaadka kadib markii uu ku xad gudbay joogtaynta kala fogaanta bulshada isaga oo…Read more »
Al-shabaab oo saakay Weerar ku bilaawday Qaraxyo ku qaaday degaanka Wisil ee Mudug. Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Warar dheerad ah ayaa ka soo baxaya Weerar ku bilaawday Qaraxyo oo saakay alshabaab ku qaadeen degaanka Wisil ee koonfurta…Read more »
Dowlad goboleedla Hirshabeelle oo ka hor timid shir shirka Golaha Wadatashiga Qaran Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Dowlad goboleedla Hirshabeelle ayaa ka horyimid shir shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee la filayo in uu berri oo Axad ah…Read more »
Wadaadka mayalka adag ee Indonesia oo lagu xukumay afar sano oo xarig ah Posted on June 27, 2021 by QOL Contributor | Axad: June 27 2021 Wadaadka mayalka adag ee saameynta badan ku leh dalka Indonesia ayaa lagu xukumay afar sano oo xarig ah, kaddib markii…Read more »