2202 Views

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare

Wasaaradda Waxbarashada oo shaacisay natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare
____________________________________________________________________________

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa ay shaacisay natiijada guud ee imtixaanka dugsiyada sare ee dalka.
Sidoo kale wasaarada waxarashada hiddaha iyo taclinta sare ayaa shaacisay 10-ka arday ee ku guuleystay Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare ka lagay kalimaha hore,iyadoo ay ka qeyb galeen 34908 Ardey.

Hoos Ka Akhriso Natiijada Imtixaanka iyo Ardaya Kaalmaha hore ka galay Imtixaanka.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post