726 Views

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Dawladda Federaalka Somalia oo loga hadlay dagaalka Galmudug.

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Dawladda Federaalka Somalia oo loga hadlay dagaalka Galmudug.
____________________________________________________________________________

Sabti: July 24 2021

War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta ee Dawladda Federaalka Somalia ayaa lagu sheegay in ciidamada Danab iyo xulufada Somalia ay khasaare u geysteen maleeshiyad Al-shabab.


War-xafaadeedka oo ku taariikhaysnaa 23ka bishan July ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah lala beegsaday maleeshiyada Al-shabab ee ku sugan inta u dhaxaysa deegaanada Qaycad iyo Xarardheere ee dawlad-goboleedka Galmudug.


War-saxaafadeedka ayaa intaas ku daray in weerarka oo ahaa mid aan bartilmaameedka seegin uu naafeeyey maleeshiyada Al-shabab, hubkoodiina burburiyey, iyada oo dadka shicibka ah aanay waxba ka soo gaarin.dib u eegis ku sameynayo siyaasaddiisa ladagaalanka argagixisada.

Office Bairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post