864 Views

Dabley hubaysan oo dad shacab ah ku laayay baadiyaha degaanka Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada Galdogob

Dabley hubaysan oo dad shacab ah  ku laayay baadiyaha degaanka Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada Galdogob
____________________________________________________________________________

Talaado: july 27 2021

Dabley hubaysan ayaa dad shacab ah xalay ku laayay baadiyaha degaanka lagu magacaabo, Dhagxanya-cadde oo ku dhow degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

Laba nin oo kamid ah xoola-dhaqatada miyiga Dhagxanya-cadde ayaa ku dhintay weerarka, halka mid kalena ku dhaawacmay, sida ay xaqiijiyeen dadka degaankaas.

Weerarkan oo la rumaysanyahay in uu la xiriiro aanooyin qabiil, ayaa dableyda fulisay ka yimaadeen dhinaca koonfurta Gaalkacyo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post