996 Views

R/Wasaare Rooble oo ka hadlay shirka Calaamiga waxbarashada London

R/Wasaare Rooble oo ka hadlay shirka Calaamiga waxbarashada London
____________________________________________________________________________

Khamiis: july 29 2021

Ra’isul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo qeyb ka ah madaxda Caasimada london ee dalka Ingiriiska ugu  qeyb galaya shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan waxbarashada, kaas ay ku wehlinayeen madaxweynayaasha Seralione iyo Niger.

Sidookale Ra”iisul wasaare Rooble oo halkaa ka hadlay ayaa nasiib darro ku tilmaamay, in khilaafaadka iyo masiibooyinka dabiiciga ee ka jiray Soomaaliya sanado badan, islamarkaana ay si weyn u ragaadiyeen waxbarshada gaar ahaan xilligii uu sida weyn sare u kacay Cuduka Carona. 

Sidoo kale  Ra”iisul wasaaraha soomaaliya ayaa sheegay in intaa ay shacabka soomaaliyeed u dheer tahay dagaalka Al-shabaab lagula jiro.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post