1506 Views

Rooble Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta oo xalay casho iskugu yimid.

Rooble  Madaxda Dowlad-goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta oo xalay casho iskugu yimid.
____________________________________________________________________________

Talaado: August 24, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweyneyaasha Dowlad-goboleedyada iyo Midowga Musharraxiinta ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu u sameeyay Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

Kulanka ayaa la isku xogwareystay xaaladda uu dalku marayo, hannaanka ay u socdaan doorashooyinka iyo sidii loo dar dargelin lahaa doorashooyinka.

Sidoo kale kulankaan ayaa waxa uu ku soo aadayaa Xili shalay Go’aan ka kooban laba qodob ay soo saareen Midowga Musharixiinta iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada oo ku aadan Qilaafkii ka dhashay habraaca Doorashada.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post