798 Views

Afhayeenka ururka Taalibaan oo shir jaraa’id ku sheegay in Taliban ay qabsadeen gobolka Panjshir.

Afhayeenka ururka Taalibaan oo  shir jaraa’id ku sheegay in Taliban ay qabsadeen gobolka Panjshir.
____________________________________________________________________________

Isniin: September 6, 2021

 Afhayeenka ururka Taalibaan Zabihullah Mujahid, ayaa shir jaraa’id uu maanta qabtay ku sheegay in Taliban ay qabsadeen gobolka Panjshir.

Wuxuu ku sheegay shirka jaraa’id ee Kabul in dooxada “maanta gabi ahaanba la nadiifiyey”.

Afhayeen u hadlay Taalibaan ayaa sheegay in kooxda mucaaradku ay sameeyeen “iska caabin” mar kasta oo Taalibaanka isku dayaan inay wada hadlaan.

Zabihullah Mujahid ayaa sheegay in Taalibaan ay ciidamadooda milatariga u direen geeska ugu dambeeyay si ay uga sifeeyaan “argagixisada”.

BBC

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post