“Aniga iyo aabahay waxaan isku fara-saarnay goob dagaal waxaana ku kala jirnay labo ciidan oo iska soo horjeeda”
isniin: September 20, 2021 Haweeney taliye boolis ah oo u dhalatay dalka Itoobiya ayaa BBC-da uga sheekeysay qisada ku saabsan sidii ay dabayaaqadii 1970-meeyadii…