921 Views

Golaha wasiirrada Ra’isul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed iyo Qowmiyadaha ay ka soo kala jeedaan

Golaha wasiirrada Ra’isul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed iyo Qowmiyadaha ay ka soo kala jeedaan
____________________________________________________________________________


Arbaco: October 6, 2021

Ra’isul wasaraaha Itoobiya Abiy Axmed golahiisa wasiirrada oo 22-ka ka kooban wuxuu maanta horgeeyey baarlamaanka dalkaasi, baarlamaankana waa uu ansixiyey haddaba qowmiyadaha iyo deegaannada ay ka soo kala jeedaan wasiirradaasi halkan kaga bogo.

1. Dhamaqe Makonnin:- Ra’iisul wasaare ku xigeen ahna Wasiirka Arimaha Dibadda (Amxaar)

2. Axmed Shide:- Wasiirka Maaliyada (Soomaali)

3. Balate Moolla:- Wasiirka Curinta Iyo Teknoolojiyada (Amxaar)

4. Binnaalfi Andualem:- Wasiirka Nabadda (Axmaar)

5. Chaaltuu Saani:- Wasiirka Magaalooyinka Iyo Horumarinta Aasaasiga (Oromo)

6. Cumar Xuseen:- Wasiirka Beeraha (Oromo)

7. Daagmaawiit Mogas: Wasiirka Gaadiidka Iyo Saadka (Axmaar)

8. Dr Abraham Baley:- Wasiirka Gaashaandhiga (Tigree)

9. Dr Birhaanu Negga:- Wasiirka Waxbarashada (Guraag/Uraaga)

10. Dr Ergoge Tasfaye:- Wasiirka Arimaha Haweenka Iyo Bulshada (Hadiya)

11. Dr Fitsum Asafa:- Wasiirka Qorshaynta Iyo Horumarinta (Sidaama)

12. Dr Gedhiyon Dimatiyos:- Wasiirka Cadaalada (Sidaama)

13. Dr Liya Taadhase:- Wasiirka Caafimaadka (Tigree)

14. Enjineer Ca’sha Maxamed:- Wasiirka Waraabka Iyo Xoola dhaqatada (Cafar)

15. Enjineer Habtaamu Atifa:- Wasiirka Biyaha Iyo Tamarta (Oromo)

16. Gabra-masqal Chala:- Wasiirka Ganacsiga Iyo Isku Xidhka Manadaqadda (Walayta)

17. Laaqe Ayaalew:- Wasiirka Dakhliga (Axmaar)

18. Malaaku Allebal:- Wasiirka Warshadaha (Axmaar)

19. Mufarriyaat Kaamil:- Wasiirka Shaqada Iyo Xirfadaha (Silte)

20. Nasise Chali:- Wasiirka Dalxiiska (Oromo)

21. Qajeela Margaasa:- Wasiirka Dhaqanka Iyo Ciyaaraha (Oromo)

22. Takele Umma: Wasiirka Macdanta (Oromo)

Deegaan ahaanna marka loo soo koobana:

1. Deegaanka Axmaarada…6 wasiir uu ra’isl wasaare ku xigeen ku jiro

2. Deegaanka Oromada…6 wasiir

3. Deegaanka Shucuubta Koonfureed…4 wasiir

4. Deegaanka Tigraay…2 Wasiir

5. Deegaanka Sidaama…2 Wasiir

6. Deegaanka Soomlida…1 Wasiir

7. Deegaanka Canfarta…1 Wasiir

Xigasho

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post