612 Views

Xoogagga Ahlu-sunna oo dib ugu soo rogaal-celiyay Magaalada Guriceel

Xoogagga Ahlu-sunna oo dib ugu soo rogaal-celiyay Magaalada Guriceel
____________________________________________________________________________

Sabti: October 23, 202

Xoogagga Ahlu-sunna oo dib ugu soo rogaal-celiyay guriceel

Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in galabta ay mar kale dib ay u soo rogaal celiyeen xoogagga Ahlu-sunna islamarkana uu dagaal culus ka dhacay.

Goobjoogayaal ku sugan magaalada Guriceel ayaa BBC u sheegay in ay Ahlu-suna dib u qabsadeen gobihii dagaalkii saaka looga qabsaday.

Ciidamada Ahlusunna ayaa la sheegay in imika qeyb ka mid ah magaalada ay joogaan, halka kuwa dowladana ay magaalada dhinaca kale ka joogaan.

Wararka ayaa intaa ku daraya in khasaaro xooggan uu ka dhashay dagaalka galabta mar kale ka qarxay degmada Gurieel.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post