867 Views

Dr. Naadiya oo ah haweeney u dhalatay dalka Itoobiya oo caawa ka soo dhacday dabaqa sare ee hotel City view Garoowe.

Dr. Naadiya oo ah haweeney u dhalatay dalka Itoobiya oo caawa  ka soo dhacday dabaqa sare ee hotel City view Garoowe.
____________________________________________________________________________

Arbaco: October 27, 2021

Wararka ka imaanaya caawa magaalada garoowe gaar ahaan dabaqa sare ee hotel City view oo ku yaalla magaalada Garoowe ayaa sheegaya in caawa halkaas ay iska soo tuurtay  

Dr. Naadiya oo ah haweeney u dhalatay dalka Itoobiya.

Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Haweeneydan uu soo gaaray  dhaawacyo halis ah  gaar ahaan waxaa la sheegay in dhabarka ay ka jabtay.

Sidoo kale  haweeneydan ayaa u dhaxdo ama uu qabaa  dhakhtar Turki ah oo ay dhowaan kula aqal gashay Garoowe, lamina oga waxa sababay arintaan caawa ka dhacday halkaas.

Kala soco Bogan wixii ku soo kordha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post