525 Views

Boqor Buurmadaw oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Boqor Buurmadaw oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
____________________________________________________________________________

Axad: November 14, 2021

Waxaa maanta magaalada Muqdisho gaaray boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buur Madow) oo si weyn loogu soo dhaweeyay halkaas.

Waxaana soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka ee Soomaaliya ee uu horkacayo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka, Mahdi Maxamed Guuleed.

Boqor Buurmadow wuxuu ku jiraa hoggaanka dhaqanka soomaalida ee la tixgeliyo, dhowr jeer ayaa lagu xiray Somaliland, muddooyinkii u dambeeyay waxaa warbaahinta lagu arkayay isaga oo dhaleeceenayo xukuumadda Somaliland.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post