Guddiga Doorashooyinka Galmudug ayaa maanta shaaciyey 5-ta kursi ee ugu horreysa oo ay qabanayaan maalmaha soo socda
khamiis: November 18, 2021 Guddiga hirgelinta doorashada Maamulka Galmudug ayaa Maanta oo Khamiis ah shaaciyay shanta kursi ee ugu horreeysa ee doorashada Xildhibaanada Golaha…