1518 Views

Shirk u saabsan Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo ka socda Magaalada Xeraale

Shirk u saabsan Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada oo ka socda Magaalada  Xeraale
____________________________________________________________________________


Khamiis: December 2, 2021

Shirka dhameeystirka Nabadda iyo is dhex-galka Bulshada Xeraale iyo Huurshe oo ay soo agaasintay Wasaradda arrimaha Gudaha, Fedraalka iyo dib u heshisinta Dowlad Goboledka Galmudug ayaa maliintii sedexaad ka soconaya magaalooyinka Huurshe iyo Xeraale ee Gobolka Galgaduud.

Shirka ayaa ujeedkiisu yahay sidii loo xoojin lahaa Nabadda iyo isdhexgalka bulshada ku nool magaalooyinka Xeraale iyo Huurshe, iyadoo odoyaasha dhaqanka ay balan qaadeen inay adkeyn doonaan Nabadgelyada.

Shirka ayaa la filayaa in laga soo saaro qodobo ku saabsan xoojinta Nabadda iyo Isdhexgalka bulshada, ayna wada jir uga qeyb qaadan doonaan Nabadda Gobolka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post